(Sawirro) Ciidamada Ruushka oo dagaalka Ukraine u adegesanaya xeelado cusub

Ukraine ayaa sheegtay in ciidamada Ruushku ay dib u gurasho degdeg ah ka sameynayaan aagga waqooyi ee ku hareereysan caasimadda Kyiv iyo magaalada Chernigiv xilli ay hay’adda Laanqeyrta Cas isku diyaarineyso dadaal cusub oo ay dadka kaga daadgureyneyso magaalada go’doonsan ee Mariupol ee koonfurta dalkaasi. Ukraine ayaa sheegtay in ciidamada Ruushku ay isku urursanayaan bariga … Continue reading (Sawirro) Ciidamada Ruushka oo dagaalka Ukraine u adegesanaya xeelado cusub